Create New Playlist

Add a cover pic of your own choice

(Optional)

Name

AI Cover Generator

4 credits

Not enough credits (0/4).

Logout

Are you sure you want to Logout?

Close

Daqiiqadaha Qaaliga Ah 2 by MAAME

SongGPT
Daqiiqadaha Qaaliga Ah 2 by MAAME - Romantic Pop,female vocals music cover art

Daqiiqadaha Qaaliga Ah 2

Romantic Pop,female vocals

0:003:34
Lyrics
Description
Waxaan tirinayaa daqiiqadaha, ilaayo intaan kaa arkayo.Markaan xasuusto, in noolasha inta-dhiman kula-qaybsan doono adiga. Waxaan bilaabaa inaan kuu xiiso macaan
.Xabiii waxaad igalisay rajo, horey inaan u socdo. Iyo inaan aamino maalin’un, inaan midoobi doono. Mar-dambana kala-dheeraan doonin
.Adigaan kaa fikirayay maanta oo dhan. Markasta maskaxdayda ayaad ku-jirtaa. Waxaan jeclahay badqabkaada iyo nabadaada. Waxaan rajaynayaa inaad fiican tahay.Markaan kula-joogo, waxaan ahay qof dhamaystiran.
Markaan kaa maqanahay, waxaan noqdaa qof haaf ah.Markaan kaa fikirayo, waxaan jeclaystaa inaan agtaada joogi lahaa xiligaas qaali. Markaan kula-joogo waxaan dareemaa, dareen cajiib ah iyo iney riyooyinkeena oo dhan rumoobayaan
.Jaceylkaan kuu qabo, waa mid sabab la’aan ah. Waxaan kaliya u bogaa sidaad u tahay, qof cajiib ah. Waan u riyaaqaa, waxkastoo kugu saabsan adiga.Waan jeclaan lahaa, inaad ila-joogto halkan. Waxaan samaysan lahayn xasuuso badan.
Sababtoo ah, daqiiqad kastoon kula-qaato, waxay ii tahay aniga farxad.Inaan joojiyo ka fikirkaada, waa waxa ugu adag koonka. Waxaan ka fikirayaa wakhtiyada cajiibkaa, een kula-qaatay oo dhan.
Waan kuu xiisay qaali. Waxa kaliya ee qalbigayga kusoo dhacaya, waxaa weeyo, Anigoo hab ku-siinaya. Markay intaas ii rumowdo, waxaan ahay qofka ugu nasiibka badan koonka.